7 QODOB Xuska Alle
Xuska Alle alle hadii aad xusto qalbigaada waa u xasilayaa Lena Larsen waxay in badan ku mashquulsanayd in ay raadiso meel ay nafteedu ku xasisho oo ay ka hesho Degganaansho iyo raaxo aan dhamaaneynin. Waxa ay ku noolayd nolol ciriiri ah oo aan haba yaraatee wax farxad ah Lahayn. Meel kasta iyo goor kasta waxa […]